Global food crisis: time to break the vicious cycle

Posted by on Aug 11, 2011 | 1 Comment

Delaying reforms will guarantee recurrent surges in food prices By Masimba Tafirenyika Market stall in Gabon: The global prices of staple foods have reached their highest levels ever. Photograph: Alamy / Greenshoots Communications Once every few years or so, the world goes through a familiar ritual: various factors converge to trigger unusual increases in global food prices. In response, countries rush through emergency... 

Hormarka Iyo Waxbarashada(Somali)

Posted by on May 22, 2009 | 9 Comments

Markasta oo la damco in la higsado hormar waxaa haboon in la isla qiro wadada kaliya    ee lagu gaari karo hormarka loo hamuunka qabo in ay tahay waxbarasho oo kaliya , runtii faa’iidada ay waxbarashada u leedahay qofka bani aadamka ah  ma ahan  mid lagu soo koobi karo maqaal iyo wax la mid ah , sidoo kale waxaan si fudud u sharixi karnaa waxa ugu wayn ee ay waxbarashadu keeni karto in ay tahay  hormar dhinac... 

BAAHIDA MASKAXDA

Posted by on Jan 12, 2009 | 14 Comments

Sida uu qofkasta dareemi karo raashinka iyo biyaha ayaa ah baahida asaasiga ah ee  qofku u baahanyahay noloshiisa, balse dad yar oo aan badneen ayaa fahmi kara baahida ay maskaxdu dareento inta qofku noolyahay. Dhamaan dadka xikmada jecel ayaa isku raacsan haddii  si hagaagsan aan loo daboolin baahida maskaxda in noloshu aysan wax qiimo ah yeelanay. Si la mid ah sida loo koriyo jirka qofka waa in loo barbaariyaa maskaxda... 
Advertisement

Subscription

You can subscribe by e-mail to receive news updates and breaking stories.

Tag Cloud

Enter Analytics/Stat Tracking Code Here