Cilmaaniyiinta Cusub Iyo Cabsida Caruurta!

Posted by on Jan 29, 2017 | Leave a Comment

  Bishan sii dhamaanaysa waxaan aqriyay qoraal ku saabsan taariikhda iyo sababaha cilmiyaysan ee dabada ka riixaya baqdinta aan caqliga cuskanayn ee reer Galbeedka iyo cilmaaniyiinta cusub ka qabaan Islaamka ” Islamphopia.” Qoraalkan waxaa loogu tala galay dadka jecel in aqoonta-qallalan “Academia” kala soo dhex baxaan qodobo cilmiyaysan oo sharraxaya siyaabaha kala gedisan ee Aadanaha isku... 

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida!

Posted by on Jan 22, 2017 | Leave a Comment

Geediga iyo socodka aan joogsiga lahayn wuxuu qayb weyn ka ahaa nolosha Soomaalidii hore. Wuxuu ahaa geedi socod looga fursan waayay noloshii qallafsanayd ee xoola dhaqatanimada. In la guur guuro oo hadba barin cusub iyo deegaan hor leh xoolaha loo foofsado ayaa iska ahayd dhaqan maalmeed ku lammaansan nolosha caadiga ee qoyska Soomaaliyeed. Socod dheer iyo mid gaabanba wuu lahaa geedigaas, waxayna ku xirnaynd hadba aagga... 

Faylasuufkii Sawiray Fekerka Somaalida!

Posted by on Jan 18, 2017 | Leave a Comment

Haddii aad ka mid tahay dadka jecel in qaab falsadafaysan nolosha u fahmaan waxaa hubanti ah in aad ku caajisi doontid gabayada ciidaa ka badan ee Soomaalida tiriyaan. Inta badan dumarka iyo ragga gabya ama geeraara waxay ku celceliyaan haddallo qaab qurxoon la iskugu aadiyay kuwaas oo lagu caleemosaarayo ama lagu canbaareeynayo dhaqanka iyo siyaasadda markaas lagu mashquulsanyahay. Sida uu ku dooday gabyaagii weynaa... 

Qalalaasaha Qarsoon ee Qarnigan!!

Posted by on Dec 18, 2016 | Leave a Comment

Bishii hore waxaa gacantayda soo galay buug ay xiiseeyaan dadka daawada muuqaalada qarsoon ee shaqsiyada qofka. Buuggan wuxuu si cilmiysan u qaadaa dhigayaa qalaalasha qarsoon iyo burburka shaqasiyadeed ee sida dad badan u horseeday isqabqabsiga siyaasadeed, dhaqan iyo dhaqaale ee taagan qarnigan la joogo.   Buuggu wuxuu ku doodayaa in qalalaasaha qarsoon ee qarnigan uu ku saabsanyahay qallooc ku dhacay qaab-sameysaka... 

Duruusta ku Duugan Dulqaadka!

Posted by on Nov 06, 2016 | Leave a Comment

  Dadka duu-duulka badan waxay badanaa ku wareeraan waanada ku aadan deganaanshaha iyo dulqaadka looga baahanyahay nolosha. Diinta xataa waa lagu xusay wacdi ku saabsan dulqaadka waxaana dadka dulqaata loo ballan qaaday darajo ka duwan martiqaadka maalinta qiyaame loo fidin doona dadka duul-duulka badan ee daqiiqad kasta iska daalan. Inkstoo waanada loo cuskaday waayo aragnimada nolosha iyo wacdiga diimaysan si daran... 

Fadhigii Farxadda iyo Falsafadda!!

Posted by on Jul 07, 2016 | Leave a Comment

  Maadaama dhamaan muslimiinta adduunka maanta u dabaal dagayaan farxadda ciidda furitaanka bisha Ramaadan, waxaa fiican in falsafadda iyo farxadda loo qabto fadhi gaar ah si ay u wada qayilaan dabadeedna u qaraaxaystaan. Fadhigan qayilaada iyo qaraaxada ah waa in laga qariyaa dadka meelaha ka qayl- qayliya ee waxba aan hubsan sida mudane Qaad-diid oo kale! Inta fadhigaas uusan bilaaban ka hor, waxaan ku hormaraynaa... 

Khilaafkii iyo Qirashadii Khudaarta!

Posted by on Jun 30, 2016 | Leave a Comment

Khilaaf adag ayaa dhex maray khudaar ka buuxday danbiil la dhigay dhanka waqooyi ee jikada. Khilaafka khudaarta ayaa si lama filaan ah ku billowday ka dib markii saddex moos ah oo ka laallaaday danbiisha dusheeda ku doodeen in ay yihiin laan-dheereyaal aan laga dabo hadli karin. Xabad yaanyo ah oo bartanka danbiisha fadhisay ayaa qosol la dhacday ayada oo quursanaysa saddexda mooska ah ee la soo shirtagay laan-dheeranimada.... 

What Explains the Escalating Gun Violence among Somali Canadian Youth in Toronto?

Posted by on Jan 06, 2016 | 1 Comment

Introduction   In the last decade, the Somali community in Canada witnessed an alarming rate of gun violence among Somali-Canadian young males. Since 2006 the media reported more than 50 cases in which Somali young men were murdered through gun violence in Calgary and Toronto (Livingstone, 2013). In the last three years, there was an escalating shootings and killings among Somali Canadian youth in Greater Toronto Area... 

Ciyaaraha, Colaadaha iyo Caafimaadka

Posted by on Nov 09, 2015 | 1 Comment

W/Q: Cabdullaahi M. Cawsey Sida ay ku doodaan culimada nafsiga, caqliga hurda  ” unconscious mind”  ee qof walba  waxaa ku dhuumanaya  labo awoodood  oo lid isku ah kuwaas oo daaha shishadiisa ka amraya  caqliga  soo jeeda ” conscious mind.”Inta badan amarada iska soo horjeeda ee awoodahaas ku dhuumanaya caqliga hurda waxay jahawareer ku abuuraan shaqada loo igmaday caqliga soo jeeda oo... 

Why Western Multi-party Democracy will Fail in Somalia?

Posted by on Oct 10, 2015 | 1 Comment

  By: Abdullahi M. Adan ( Cawsey) Many commentators and scholars represent Somalia as a space where modernity and democracy fail consistently. Most of the analyses by scholars focus on the extent in which Somalia and other war-torn countries fail to understand or apply the basic principles of western multiparty democracy and human rights (Jarstad, &Sisk, 2008). Mostly, the premises of such analysis are based... 
Advertisement

Subscription

You can subscribe by e-mail to receive news updates and breaking stories.

Tag Cloud

Enter Analytics/Stat Tracking Code Here