Cilmaaniyiinta Cusub Iyo Cabsida Caruurta!

Posted by on Jan 29, 2017 | Leave a Comment

  Bishan sii dhamaanaysa waxaan aqriyay qoraal ku saabsan taariikhda iyo sababaha cilmiyaysan ee dabada ka riixaya baqdinta aan caqliga cuskanayn ee reer Galbeedka iyo cilmaaniyiinta cusub ka qabaan Islaamka ” Islamphopia.” Qoraalkan waxaa loogu tala galay dadka jecel in aqoonta-qallalan “Academia” kala soo dhex baxaan qodobo cilmiyaysan oo sharraxaya siyaabaha kala gedisan ee Aadanaha isku... 

Khilaafkii iyo Qirashadii Khudaarta!

Posted by on Jun 30, 2016 | Leave a Comment

Khilaaf adag ayaa dhex maray khudaar ka buuxday danbiil la dhigay dhanka waqooyi ee jikada. Khilaafka khudaarta ayaa si lama filaan ah ku billowday ka dib markii saddex moos ah oo ka laallaaday danbiisha dusheeda ku doodeen in ay yihiin laan-dheereyaal aan laga dabo hadli karin. Xabad yaanyo ah oo bartanka danbiisha fadhisay ayaa qosol la dhacday ayada oo quursanaysa saddexda mooska ah ee la soo shirtagay laan-dheeranimada.... 

Why fight for Jerusalem?

Posted by on Oct 29, 2015 | Leave a Comment

  By Abdi Rahman M. Jibril. If only they had stood fast by the Law, revelation that was sent to them from their Lord, they would have enjoyed happiness from every side, there is from among them a party on right course, but many on them follow a course that is evil.” Koran verse 69, Al-Ma’idah. In the Middle East conflict we are harvesting what we had been planted for long time. The fruits of hatred and the hostility... 

Why Western Multi-party Democracy will Fail in Somalia?

Posted by on Oct 10, 2015 | 1 Comment

  By: Abdullahi M. Adan ( Cawsey) Many commentators and scholars represent Somalia as a space where modernity and democracy fail consistently. Most of the analyses by scholars focus on the extent in which Somalia and other war-torn countries fail to understand or apply the basic principles of western multiparty democracy and human rights (Jarstad, &Sisk, 2008). Mostly, the premises of such analysis are based... 

Clan Politics in Somalia: Consequences of Culture or Colonial Legacy?

Posted by on Sep 13, 2015 | Leave a Comment

Ethnicity as a political identity dominated the political land scape of many post-colonial African countries. The nature of this ethnic politics in Africa is not static, but rather fluid, which is characterized by constant change and evolution (Courtney, 2000). Politics of identity can be defined as “politics of belonging” where ethnic groups form political affiliations that represent their political interests (Joireman,... 

Afar Dhagax Dhexdood!

Posted by on Jul 16, 2015 | Leave a Comment

  Waqtigii loogu tala galey in doodaha ay billowdaan waa la dhaafay. Dad ka badan tiradii la filayay ayaa goobta yimid. Waxaa golaha loo fadhiyaa in la dhageysto dood  lagu soo bandhigayo aragtiyaha waayahan danbe laga daba dhacay ee looga waramo sooyaalka iyo siyaasadda casriga ah ee Soomaalida. Rag afmaal ah  oo laga soo kala xuley kooxaha  kala duwan ee isku haysta  fasiraadaha  laga bixiyo taxanaha taariikhda... 

What Explains the Collapse of Post Colonial State In Somalia?

Posted by on Jul 08, 2015 | Leave a Comment

Most countries in Africa faced different stages of colonialism with distinct policies in the process of colonial state construction (Young, 1994). Like other African countries, Somalia experienced different stages of European colonialism based on the geopolitical interests of the nineteenth century. Somalia is “perhaps best identified today as a country without a viable central government” and the current situation... 

Falsafadda Kaneecada

Posted by on May 30, 2015 | Leave a Comment

  Quruxda nolosha waxay ku jirtaa u kuurgalida iyo barashada qaababka kala duwan ee nafleyda kale ee dunida ku nool  u dabaraan noloshooda gaarka ah Sidoo kale foolxumada nolosha waxay muuqataa marka laga waji dadbado ama la iska indho-tiro  qaabka  nolosha dabiiciga ah ku socoto dabadeedna la isku maaweeliyo sheeko baraley  aan bar iyo raad midna ku lahayn hanaan socodka dhabta ah ee nolosha. Haddaba qoraalkan... 

Cudurada aan laga Caafimaadin ee Siyaasadda Soomaaliya!

Posted by on Dec 20, 2014 | 1 Comment

Qof walba wuxuu ka dheregsanyahay dhibaatada lagala kulmay in dib loo dhiso dawladnimadii la burburiyay labaatan iyo dheeraad sano ka hor . Waa tiro dhaaf shirarka caalamiga ah ee loo qabtay Soomaalida si shaydaanka ay iskaga naaraan ka dibna ugu heeshiiyaan siyaasada dalka. Dhamaan shirarkii caalamiga ahaa way wada fashilmeen marka laga reebo midkii ugu danbeeyay ee lagu qabtay Nayroobi oo maamulkii ka soo baxay lagu... 

Qaladdaadka Aqoonta Qallalan

Posted by on May 12, 2014 | Leave a Comment

Lagama sheekeyn karo sida aqoonta casriga  ah “ Science”   loogu barwaaqoobay wixii ka danbeeyay markii garashada  loo garaabay. Waqtigan la joogo meel kasta adduunka, waxaa laga bogaadiyaa sida aqoonta u tahay barako dadka kaga bogsan karaan dhibaatooyinka nolosha ku lammaansan. Qoraalkan koobani, wuxuu isku dayi doonaa in aqristaha uu  la wadaago aqoonta sidaa loo mahadiyay marka ay foolxumo iyo fashil... 
Advertisement

Subscription

You can subscribe by e-mail to receive news updates and breaking stories.

Tag Cloud

Enter Analytics/Stat Tracking Code Here